Home » Entries posted by Hamse (Page 1602)
Entries posted by xamse

Djibouti’s Ministry of Islamic Affairs, Culture and Waqf and the Somali-Speaking PEN Centre of Djibouti held an opening ceremony Wednesday (June 26th) for the first regional Somali language academy, Djibouti’s La Nation reported. Minister of Islamic affairs Aden Hassan Aden, Somalia’s Minister of Information, Posts and Telecommunications Abdullahi Ilmoge Hirsi, Somaliland regional Minister of Culture […]

Continue reading …

(SM-)Maanta  ayaa ugu danbeysa Qiyaanada qoysaska.!, sidaas waxaa cinwaan looga dhigay qalab cusub oo ay soo saartay shirkada Appel ee ku caan baxday qalabka Tiknoolajiga gaar ahaan taleefanada iPhone. Qalabkaa cusub ayaa ah   fargashi kaasoo ay xidhaan dadka is qaba, Fargashigan ayaana soo af jaraya qiyaanada iyo kala shakiga  mararka qaar soo kala dhex gasha […]

Continue reading …

Warar aan wali la xaqiijin hasa ahaatee soo baxayay saacadihii lasoo dhaafay ayaa sheegaya in Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo kamid ahaa Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab xiligana baxsadka ka ah Amiirka Al-Shabaab uu isku dhiibay dhinaca Maamulka Dowlada ee Gobolada Baay iyo Bakool. Ilo kusugan Gobolka Baay ayaa xaqiijiyay in Sheekh Muqtaar […]

Continue reading …

Friday, June 28, 2013   The United Nations political chief today visited Somalia to express solidarity in the aftermath of the recent attack on the world body’s compound, and to reaffirm the Organization’s resolve to continue its support to the Government and people of the East African nation.   The 19 June attack on the […]

Continue reading …

“Waxaanan Iloobayn Dadkayagii Sabab La’aanta Lagu Laynayay Iyo 280 Xabaal Wadareed”   “Bulshada Caalamka Garnaqsiga inaga dhexeeya waa Qiraalka Jiritaankayaga iyo Ixtiraamka Rabitaanka Shacabkayaga” “Dadka Somaliland Ma aha Kuwo Cuqdad qaba, Waxay Ogyihiin inay Dawladii Xasuuqday ay Gantooda ku dumiyeen” HARGEYSA (SM)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in shacbiga Somaliland aanay […]

Continue reading …

Faith: Tony Blair has now spoken of how he reads the Koran every day He was notoriously reluctant to discuss religion while Prime Minister, with his chief spin doctor Alastair Campbell famously commenting: ‘We don’t do God.’ But since leaving Downing Street in 2007, Tony Blair has become increasingly open about the importance of religion. […]

Continue reading …

JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID Justice & Welfare Party Ujeedo: Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID. Waxa aanu ugu bushaaraynaynaa dhamaanba taageerayaasha xisbiga UCID meelkasta oo ay joogaanba in loo dhamaystiray kaadhadhkii aqoonsiga xubin-nimada xisbiga ee aynu mudada dheer sugaynay. Laga bilaabo maanta waxa aanu si sharaf leh ula socodsiinaynaa […]

Continue reading …
Continue reading …

Chelsea boss Jose Mourinho is ready to switch his sights back to Borussia Dortmund striker Robert Lewandowski if Edinson Cavani slips through his grasp. The Londoners still want to land Napoli hitman Cavani, whose future will be addressed properly now his Uruguay side cannot win the Confederations Cup. Despite initial talks between Chelsea and the […]

Continue reading …

Somaliland Oo Lagu Marti-qaaday Shirka Sannadlaha Ah Ee Shidaalka iyo Macdanta Qaaradda Afrika Perth(SM):- Somaliland ayaa ku taagan tallaabadii ay ku hanan lahayd maalgashi dibadeed, inkastoo aanay helin abaal-marinta labaatan sano ka badan oo aqoonsi caalami ah ay eegaysay. Wasiirka Tamarta iyo Madcanta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u hoggaamin doona Wefti ka socda dalkiisa […]

Continue reading …

London (SM)- Banigaga ugu wayn dalka Ingiriiska ee Barclays oo dhawaan ku dhawaaqay inuu horraanta bisha foodda inagu soo haysa ee July joojinayo wadashaqaynta ka dhaxaysay in ka badan 250 xawaaladood oo Soomaalidu ku jiraan, ayaa mar kale go’aansaday inuu kordhiyo muddada ay shaqaynayaan xisaabaadkooda ay xawilaadu. Sidaana waxa shaaciyey telefishanka Channel 4 News oo […]

Continue reading …

June 27, 2013 Muqdisho (SM)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaahiri ayaa xukuumadda uu gad-wadeenka ka yahay Xasan Sh. Maxamuud ku taageeray geeddi-socodka wada-hadallada u bilaabmay Somaliland, haseyeeshee waxa uu ugu baaqay in wada-hadalladu waafaqsanaadaan Dastuurka Somaliya. Guddoomiye Jawaari oo ka hadlayey xaflad habeen hore lagu xusay Calankii u horreeyey ee laga taago deegaannada kala […]

Continue reading …

EU rehabilitates Somaliland’s main hospital  (SM)- Today, the European Union has launched the rehabilitation project for the Hargeisa Group Hospital to improve access to health services for Hargeisa’s rapidly growing population. Together with its partners, Terre Solidali and the United Nations Office for Project Services (UNOPS), the EU will increase the efficiency, quality and sustainability […]

Continue reading …

(SM-London) – Baanka caanka ah ee  Barclays bank, oo ah bangiga ugu weyn waddanka Ingiriiska ee ay xawaaladaha Soomaalidu lacagta dhigan jireen, ayaa ka noqday dalabkiisi hore, kaas oo ahaa inuu muddo laba toddobaad ah ku joojin doono dhigashada lacagahaas. Sherkada Dahabshiil oo ugu weyn sherkadaha Xawaaladaha ka ganacsada, ayuu Baankaasi ku wargaliyay ayaamihii lasoo dhaafay, […]

Continue reading …

June 27,2013 Muqdisho(SM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Xiriirka Caalamiga ah ee Norway Mr. Heikki Holmes. Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haaji Adam, Wasiirka Maaliyadda Maxamud Xasan Suleyman iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha iyo […]

Continue reading …

(SM-Hargaysa) – Wada Hadaladii U Socday dawladaha Somaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa in Todobaadka soo socda ay ka dhacaan Magalada Ankara ee Dallas Turkiga. Madaxa Xafiiska Siyaasada ee qaramada midoobay Nicholas Kay.ayaa barta uu ku leeyahay Twitterka waxaa uu  ku baahiyey qoraal kooban oo uu kaga hadlaayo Kulan uu la yeeshay Safiirka Turkiga u […]

Continue reading …

Xarun Cusub Oo La Magacbaxday Xarunta Dhaqanka,Fanka Iyo Suuganta Somaliland Oo Hargeysa Lagu Daah Furay. Hargeysa(SM) June27, 2013 -Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo xalay ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu daah furay xarun cusub oo lamagac baxday xarunta Dhaqanka,Fanka iyo suugaanta Somaliland. Xafladan oo ay ka soo qayb-galeen dad aad u […]

Continue reading …

SM/ Wasiirkii hore Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale- Duur oo Dhawaan Xilka Laga Qaaday ayaa Waxa Soo ifbaxday Khilaaf Balaadhan oo Kala Dhexeeyay Madaxwayne Siilaanyo iyo Maamulka Madaxtooyada Somaliland Tan iyo Bilawgii Sanadka , Khilaafkan ayaa Ku Saabsanaa Wasiir Duur oo aan Madaxbaanin Balaadhan u Haysan Xilka uu Kumagacawnaa Balse ay Maamulkiisa laga Soo […]

Continue reading …

African states join forces to tackle piracy Thursday, June 27, 2013   West and central African nations have agreed to create a regional centre for co-ordinating the fight against a sharp rise in piracy in the Gulf of Guinea that is jeopardising the shipping of commodities in the region. The Gulf of Guinea, which includes […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In S/land La Degdegay Xoriyadii Ingiriisku Siiyey 60-Kii, Somalia-na Isku Taxday Mansabyadii Dawlada Ee Jiray Xiligaasi June 27,2013 Hargaysa(SM) Xuska Sanadguurada 53aad ee ka soo wareegtay 26-kii June 1960-kii markii Somaliland ka xorowday boqortooyadii Ingiriiska ayaa xalay munaasibad lagu xusayey lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland. Munaasibadaasi oo ay ka soo qaybgaleen […]

Continue reading …