Home » Archives by category » Articles (Page 507)

1-Waxa jirtay in kooxo budhcad ah ay meel dageen oo ay noqdeen ,BUDHCAD DEGGEN  ,waxaanay dandoodu ku jirtaa,in aysan ka cadhaysiin macaamiishooda,oo aanay hantidooda la wada wareegin.Waayo mar walba oo hantida dadku haystaani badato,waxaa sidoo kale badanaya waxa laga qaadi karo,iyoo arintaasi ku salaysnayd,(lays kama qalo digaagadda  dahabka kuu dhalaysa)sidaa tarteed budhcada degeni ,wuxuu dib isugu hagaajin […]

Continue reading …

 Campaigners pressing Barclays to keep open cash transfer businesses to poorer countries have presented a petition to Downing Street signed by 25,500 people, including Olympic gold winner Mo Farah. Barclays says it cannot police all such businesses effectively and they could be used for money laundering. Protestors at Downing Street urged the government  to help keep the […]

Continue reading …

London-July-08-2013-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska. Imtiaxaanada aduunka iyo mishkiladeeda oo aad u farabadan ayaa ninkii nooli maalin kasta u joogaa,waana tan ka dhacdey magaalo madaxda Ingiriiska ee London. Haddaba iyada oo aan hore looga baran loona maqlin ciyaaryahanada aduunka caanka  ah ayey la soo darsi doontaa darbi jiif (Homeless). Saaxiibayaal […]

Continue reading …

MAXAMED-KEYSE: Ruuxii hanuunee  * Xaqa hoos u eegaa * Ku hagaaga guushoo * Hadimmada adduunyada* Rabbi bowga hiishoo…   Hoodo   * Ruuxii hanuunee * Xaqa hoos u eegaa * Ku hagaaga guushoo * Hadimmada adduunyada * Rabbi bowga hiishoo * Waxa lagu hibeeyaa * Hoodada wanaaggoo * Ifka wuxuu ku haystaa * Sida ugu habbooniyo […]

Continue reading …

Polio vaccination campaign being carried out in Somalia. Photo: UNICEF 5 August 2013 – An emergency contribution from Japan will enable the United Nations Children’s Fund (UNICEF) and its partners to tackle a polio outbreak in Somalia that has already paralyzed nearly 100 children and threatens hundreds of thousands more who are not vaccinated. UNICEF said it […]

Continue reading …

Waxaan dhamaanteen kawada dharagsanahay marxalada somaliya ay maanta kusugantahay iyo waaga cusub ee ubaryey sidii ay saaxada siyaasada caalamka somaliya dib ugu soo noqotay iyadoo dawladaha TURKIGA,UK,USA,JAPAN,EU,NORWAY, dhamaantood ay uwada dirsadeen diblomaasiyiin siyaasadeed oo umatala Somaliyana ay u aqoonsadeen in dawlada kajirtaa ay dawlad rasmiya tahay oo wax lala qabto sidaas daraadeed waxaanu ubaahanahay shacabka […]

Continue reading …

Kenyan Foreign Minister Amina Jibril Mohamed on Sunday said criticisms that her country was involved in internal politics in Somalia are not helpful in ongoing efforts to end the decades-old conflict in the Horn of African country. Mohamed made the remarks in an interview with Xinhua on the sidelines of the one-day summit on harmonizing […]

Continue reading …

Waxa aan magaalada soo gala sanadkiiba hal mar.Dadka in yar baa muuqayga taqaana. Waligayba Ma jecli inaan magaalo ku noolaado. Ma haysto qalabka is gaadhsiinta casriga ah ee wararka lagu wada xidhiidho, wax laga dhegaysto ama laga daawado.Dadku ma oga halka aan ka imaado, aniguna uma sheego, waayo,cid I waydiisaaba ma jirto! Waxba igu seegana […]

Continue reading …

Baaq Ku Socoda Wasarada Waxbarashada iyo Hayadaha La Shaqeeya oo ay Soo direen Dadka Dega Deegaanka Axmed liigta   BAAQ KU SOCDA WASAARADA WAXBARASHADA IYO HAAYADAHA LA SHAQEEYA OO AY SOO  DIREEN DADKA DEGA DEGAANKA AXMED LIIGTA. W/Q: Farhan Mohamed Hassan (rakad) Runtii qofkasta oo wax bartay ama maskax lehi ama jecel dadka waxbarta wuu naxayaa […]

Continue reading …

Dhedo roob noqon weyday’ Qaybtii 3aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Dhedo roob noqon weyday’ Qaybtii 3aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale   Qormada: 3aad Ma laga yaabaa in aad rumaysan weydaan, laammi ayaa hadashay. Sow ti Gaarriye Maansadiisii Tanaad ee 1972kii ku lahaa: “Tukayaasha duulaa, Warka waysu tebiyaan, Waa af-tahan qudhaanjadu,   Tigaaddaad arkaysaa, Kaftan ay […]

Continue reading …

Ethiopia: Security forces gun down 26 Ethiopian Muslims Saturday At least 26 people were killed, several others wounded, and scores arrested on Saturday in a clash between government forces and Muslim activists, eyewitnesses and social media reports said. The skirmish in Kofele, Edoo, Wabe, and Qore towns in West Arsi zone of Oromia region left […]

Continue reading …

  1.Hordhac: Muhimadda iyo Mudnaanta koowaad ee Qaranka Jam.Somaliland uu leeyahay waa sugidda ammaanka, adkaynta nabad-gelyada shicibka iyo difaaca jiritaanka Qaranka. Muhimadda labaadna waa raadinta iyo badi-goobka ictiraaf iyo aqoonsi ay Jam.Somaliland ka hesho beesha caalamka. Ka midho dhalinta hanka iyo hiigsiga ummadda Jam.Somaliland, iyo in geed gaaban iyo ku dheerba loo fuulo ambaqaadka ictiraaf […]

Continue reading …

  The unauthentic and deplorable recent declared forum of unconstitutional and undemocratic in the capital of Somaliland of Hargeisa seemed very flabbergasted and weakened of the national political Parties of Somaliland, consisting of only three as defined by the constitution of the country Ucid Party, Kulmiye Party and Wadni Party, who are the only opposition […]

Continue reading …

Ilhaam Faleebo Waa Qof Sharaf Iyo Sumcad Leh Mana Geydo Ceebaha Iyo Sawiradda Faashilka Ah Ee Madaxtooyada Kulmiye Laga Soo Abaabulayo Ilhaam Faleebo oo mudooyinkii udambeeyayba ka damqatay hab maamulka siloon ee xukumada kulmiye ee salka ku haya is beeleysiga iyo qabyaalada qaawan ee dabarka goosatay ayaa ka diyaarisay ama ka aliftay masrixiyad sugaaneed amba […]

Continue reading …

Qaabka Aad Taleefoonka U Qabatid Waxa Ay Ka Tarjumeysaa Xaaladda Aad Ku Sugantahay Waqtigaa Kadib baadhitaan dad badan lagu sameeyay waxaa ugu danbeyn la ogaaday in qaabka uu qof waliba u qabto Taleefankiisa in ay ka tarjumeyso shaqsiyadiisa ama dabeecadiisa gaarka ah iyo waliba xaalada uu markaas ku sugan yahay. Hadaba si fiicin u dhuux […]

Continue reading …

Jaaliyada CIDAGALEH ee sacuudi carabiya waxay hambalyo u diraysaa wasiirka DUULISTA maxamuud xaashi oo MADAARKII dayac tiray wasaaradiina masalaha usoo raray , Jaaliyada CIDAGALEH ee sacuudi carabiya waxay hambalyo u diraysaa wasiirka DUULISTA maxamuud xaashi oo MADAARKII dayac tiray wasaaradiina masalaha usoo raray ,   wasiir waanu ku faraxay marakaanu aragany oo maqalay in madaarkii […]

Continue reading …

SIDEEDABA WAA  WAX CAALMAKA OO DHAN KA CAADI AH OO KA DHACDA IN HADII MEEL UU KHILAAF KA DHASHO  OO AY IS KHILAAFAAN  INTA AY UGU YARTAHAY LABA QOF UGUNA WENTAHAY LABA DAWLADOOD LAHELO CID DHEX GASHA HA NOQOTO CID SIFE DOORASHO AH KU TIMAADA OO DHEX LOO SAARO OO LABADA DHINAC  KU KALSOON YIHIIN KANA MADAX BANAAN AMA […]

Continue reading …

Dadka reer soomaaliland waxan doonayaa inaan uga waramo sida  dawladuhu ku dhasheen. iyo halkankii umaduhu u soo mareen,ee adkaa ,                                                       Dhab ahaantii waxaa jira aragtiyo, oo sharaxaad badan ka […]

Continue reading …

Mo Farah said Barclays’s decision ‘could mean life or death to millions of Somalis’. Photograph: Tom Morgan/Demotix/Corbis Barclays bank is under growing pressure to reverse a “kneejerk” decision to pull the plug on UK companies that allow people to send money home to support families in some of the world’s most desperately poor countries. Olympic and […]

Continue reading …

Kenyan Muslim leaders back UK ban on miraa PHOTO | FILE Led by Garissa branch Supkem Chairman Sheikh Abdullahi Salat, muslim leaders in Northern Kenya supported the UK decision in locking out miraa traders and urged the Kenyan Sunday, August 04, 2013 The controversy surrounding the stimulant miraa ban in the United Kingdom intensified over […]

Continue reading …