Home » Archives by category » Articles (Page 531)

  Pontus Marine Ltd- Hargeisa Launch organized by Guul Group will be 8:30am on Sunday 1st of September at Ambassador Hotel. Pontus Marine which was founded in 2013 with an aim of providing quality fishery to both domestic and overseas markets through harnessing the country’s fishing sector shall be issuing company shares worth $5m to […]

Continue reading …

Meel fog haka eegin tusaalaha maanta xaaladda wadanka ka jirta aad ku matali lahyd, iyado cid maanta waji laga sugiya ama lagu xishmeeniyo aney jirin, hadi ay noqoto maato iyo caruurti oo tahriibeysa iyo sida badheedhka ah ee xaafad madaxtooyada oo qudha iyo kaba qaadkooda lugu adeegiyo.   Waagi skoolada hadi aynu dib ugu yara […]

Continue reading …

Maxaa nin uun maqalay siyaasui baa la noqdaa .Waxa la yidhi hibo eebe ku soo siiyo habeen layskanma qaado , waxaad arkayasaa kolba mid been isagu sheekaynaya oo saxaafadau hodayaso , SIIRAANYO waa nin illahay hibo u soiiyay soiyaasada iyo hogaaminta , markaa ninankan Ku waashay odayga ee ka baxay xadakii karaamadau ha ogadaan  inanay […]

Continue reading …

The north London derby. One of the fiercest battles in the Premier League. One of the great struggles between two clubs who, traditionally, have been at the top end of English football. The stage for ferocious and often controversial encounters. Who could forget the return of Sol Campbell? Spurs’ injury-time comeback in that 4-4 draw […]

Continue reading …

Britain must undertake ‘national soul-searching’ about its place in the world after MPs refused to support military intervention against the use of chemical weapons, George Osborne warned today. The Chancellor said the ‘horrific’ conflict in Syria had raised serious questions about the UK’s involvement across the Middle East. But he cautioned against allowing the anti-war […]

Continue reading …

Syria’s Bashar al-Assad will fight Western ‘aggression’ 1 hour ago Jeremy Bowen reports from Damascus Syrian President Bashar al-Assad has said his country will defend itself against Western aggression, as the UK and US seek support for intervention. The five permanent Security Council members held a short meeting, but diplomats said they were “far apart”. […]

Continue reading …

Theo Walcott ayaa sheegay in Tottenham aysan kala wareegin kooxdiisa Arsenal awooda waqooyiga London. Inkastoo Gunners aysan weli bankigooda furin xagaagan, Spurs ayaa ciyaartoy dhowr ah la soo wareegtay. Waxaana ay u muuqataa in lacagta ay ku helayaan Bale oo ku sii jeeda Real Madrid inay u sahashay inay sameeyaan saxiixyo dhowr ah. Markii la […]

Continue reading …

Chelsea will sign Samuel Eto’o on a stunning £7million one-year deal on Thursday after admitting defeat in their pursuit of Manchester United striker Wayne Rooney. Eto’o, the 32-year-old Cameroon forward, is taking a huge pay cut from the £17m a year that made him the world’s best paid footballer at Anzhi Makhachkala and will sign […]

Continue reading …

Tuesday, August 27th: Barclays’ (LON:BARC) decision to stop facilitating cash transfers to Somalia might bring even more poverty to the lawless country in East Africa. About half of the impoverished 10-million population of Somalia and the self-declared autonomous state of Somaliland depend on $1 billion (£0.64 billion) worth of remittances coming from 1.5 million Somalis […]

Continue reading …

Madaxweyne Maxamuud Siilaanyo Waa Madaxweynihii Ugu Daacadsanaa Ee Soo Mara Maamulka Somaliland. By: Cabdirisaaq Camuudi. Somaliland waxaa soo marey madaxweynayaal badan waxaana maanta kursiga maamulka ku fadhiya Madaxweynihii ugu daacadsanaa Mudane Mujaahid Dr. Axmed Siilaanyo waayo muddadaas saddexda sanno ee uu mansabka madaxtinimo ku fadhiyey Somaliland waxa ay gaadhey meel sare oo aaney waligeed gaadhin, […]

Continue reading …

Taariikh Nololeedkii Dr. Martin Luther King Oo Ahaa Geesi U Kacay Madowga Maraykanka.   Dr. Martin Luther King wax uu ahaa Geesi u kacay dadka Madaw ee Maraykanka ah, Dr. King waxa uu ku dhashay magaalada Atlanta ee gobolka Georgia sanadku markuu ahaa 1929kii.   Waxa uu noqday wadaad diinta Masiixiga ah oo maamula kaniisad […]

Continue reading …

Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee shidaalka baadhayaa waxa u muuqda faaido aad u badan oo xaddgaaf ah oo ay ka heli doonaan hadii lagu guulaysto in shidaalka la soo saaro……… Is faham la’aanta ka taagan shirkadaha doonaya inay shidaal ka baadhaan gobolka togdheer iyo dadwaynaha degaanku waxay u egtahay mid kaaf iyo kala dheeri ah. […]

Continue reading …

Leighton Baines has pleaded with Everton to grant him his dream move to Manchester United, according to reports. The England left-back has been the subject of three failed bids from the Premier League champions this summer. And the 28-year-old has spoken to manager Roberto Martinez and chairman Bill Kenwright in a bid to push through […]

Continue reading …

 ADDIS ABABA (Reuters) – Somalia’s central government agreed on Wednesday to recognise a former Islamist commander as the interim leader of the southern Juba region, in a deal that could help end months of clan fighting that has killed dozens of civilians. A government official signed the deal in Ethiopia’s capital with Sheikh Ahmed Madobe, […]

Continue reading …

Baghdad hit by new wave of deadly bomb attacks The BBC’s Haddad Salih in Baghdad: “Several areas were targeted” A series of co-ordinated bombings in the Iraqi capital Baghdad has killed more than 50 people and wounded dozens more, police and medical sources say. The bombs targeted mainly Shia neighbourhoods during the rush hour. The […]

Continue reading …

The study added: “It should also be noted that mercury … can be transferred from mother to infant through breast milk.” For some Somali women, having lighter skin tone is the ultimate beauty goal and they use skin products containing dangerous chemicals to reach that goal, according to a new University of Minnesota study. “To […]

Continue reading …

2012 labadi ayey ku dhawaaqday HabarYoonis Bari iney shirweyne ay beelweynta HY u qabato si aayaheeda, iyo baahiyaha beesha meelkasta kala daadsan si loogaado, hadi shacab noqoto ama ay dawladu dhaqaaqeedi ay gaabisey. Hadaba shirki wu dhacay, waana leysugu yimi dal iyo debed, qodobo aad u maqaam sareeya oo u qalma beesha aya ka so […]

Continue reading …

XUSEEN XIRSI CAAMIR CALI TAXANIHII DIB I MILICSIGII MAANSOOYINKII IYO GABAYADII AAN IDIIN BALLAN QAADAY WAA MAANSADII LABAAD WAXAANA MAGACEEDA LA YIDHAAHDAA GOBANIMO maansadan waxaan curiyey 11 isla bishii shanaad 1989 kii  ee aan curiyey maansadii LIXLE                                    waana […]

Continue reading …

XILDHIBAAN WAABEEYO : FADLAN HA LA TIRSAN CALI GURRAY.   Xildhibaan  Maxamed Xaaji Yusuf “ Waabeeyo ”  waxaad  huwantahay kalsoonida, sharafta, karaamada ,qadarinta , iyo maamuuska shacabka kusoo doortay ee Gobolka Daadmadheedh. Waxaad  bulshada u haysaa  xil Qaran iyo xil Xisbi.Waxaad tahay siyaasi  lagu yaqaan – asluub, aadaab , karti iyo hufnaan. Waxaad leedahay mustaqbal […]

Continue reading …

Akhriste waxa aan qormaddii 5-naad ee qoraalkaygan taxanahaa kusoo qaatay dhacdooyinkii diplomaasiyadeed amma siyaasadeed ee dhacay ka hor shirkii 4-aad ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia ee Istanbuul iyo habkii Somaliland u wajahday isla wada hadalkaas Istanbuul.  Qormadan waxa aan ku eegii doonaa maxsuulka wada hadalkaas 4-aad iyo siyaabaha khaladka ah ee waftigii Somaliland ugu […]

Continue reading …