Home » Archives by category » Wararka (Page 1730)

  Hargaysa(SM)Waxaa saaka Magaalada Hargeisa ku geeriyoodey sarkaalkii ugu Aqoonta, Xirfada iyo khibrada badnaa Ciidamada Milateriga Somaliland Ex.Colonel Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade) oo intaanu geeriyoon ka hor ahaa Taliyaha ciidamada Aaga bari ee Somaliland muddo dhawr iyo toban sano ah. Dhancade ayaa la sheegay inuu muddo ku dhow Sadex Todobaad xanuunka uu u geeriyoodey saaka […]

Continue reading …

HELSINKI (SM)  Waxa malintii taariikhdu ahayd 31.3.2013 ay ka dhacdey Xaflad si heer sare leh loo soo agaasimey Wadanka Finland Caasimadda Helsinki. Xafladaasi waxa soo qabanqaabiyey Gudiyada Xisbiga WADDANI ee laanta Finland. Ugu horeyn waxa ka Hadley Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland oo u mahadnaqay dadweynihii ka soo qaybgalay iyo soo dhaweynta. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland, Waxa […]

Continue reading …

Madaxweyne Ku xigeenka oo Hay’adaha ugu Baaqay Inay waxqabadkooda waafajiyaan Qoshaha xukuumadda April 2nd, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in xukuumadu dejisay qorshe ay wax kaga qabanayso horumarka dalka iyo adeegyada bulshada ee aasaasiga ah. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu sidan ka sheegay maanta […]

Continue reading …

Olole Lagu Ururinayo Dhagaxda Wadooyinka Hareerahooda Lagu Tuulay Oo Laga Fuliyay Boorame April 2nd, 2013 Comments Off Boorame (SM)-Ololahan aya magaalada Boorama ka fulisay D/Hoose ee Boorama ayaa ah mid ka mid ah ololayaashii ugu faaiidada badnaa ee ay Dawlada Hoose qabato, waxana ay markan ku ruqaansadeen shaqaalaha D/Hoose wadooyinka gudaha magaalada Boorama qaar ka […]

Continue reading …

Hargeysa (SM)-Alle ha u naxariistee taliyihii ciidanka qaranka Somaliland ee aaga bari Taliye Maxamed Cabdi Aadan (Dhan-cadde) ayaa xalay waqti dambe ku geeriyooday magaalada Hargyesa . sida uu Oodweynenews u xaqiijiyey Maxamed Ismaciil Aadan Oo ay ilmaadeer ahaayeen taliyahan dhintay  waxa uu taliyuhu xalay ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaaalla xaafadda Sayladda ee magaalada Hargyesa […]

Continue reading …

London(SM)Isniin April 01,2013.Shir Balaadhaa oo aay soo qaban-qaabiyeen qurba Joogta Isaaq ee kasoo jeeda DDSI  oo loogu Magac Daray SAMA GUDOON Ka dib marki uu wafti baladhaan oo uu hogamiinayo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay ku gala bixiyey dhul weynaha aay degaan beesha Isaaq ee Ethiopia,Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kala […]

Continue reading …

Somali President H.E Hassan Shiekh Mohamud opens the conference at Aljazeera hotel in Mogadishu Salaanmedia Monday, April 01, 2013 Somalia’s first conference on judicial reforms was launched in Mogadishu, which was one of the key priorities of president Hassan Shiekh Mohamud since he was elected on September last year. He pledged to restructure the country’s […]

Continue reading …

Xukuumadda Oo Shaacisay In Wada hadaladii Somaliland & Soomaaliya ay dib uga furmayaan Turkiga April 1st, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Wasiiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in wada hadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Soomaaliya mar kale dib uga furmayaan dalka Turkiga muddo […]

Continue reading …

April 1st, 2013 Comments Off Boorame (SM)- markii ugu horaysay ayaa waxa maanta magaalada Boorama cagaha soo dhigay laba dab-damis oo Noocoodu yahay Mercedes(Marshaandii s)oo magaaladu leedahay, kuwaasi oo mudo dheer lagu hawlanaa keenistooda. Markii labadan dabdamis soo gaadheen Boorama ayaa waxa ay dhex mareen Magaalada waxana wadooyinka isa soo tubay dad aad u badan […]

Continue reading …

Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom oo Magaalada Burco Ku Soo Bandhigtay Adeegyo Cusub Insniin,1.4.13 (SM)Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom ayaa maanta ku soo bandhigtay magaalada Burco adeegyo cusub oo casri ah oo dhanka isgaadhsiinta talafoonada .   Waxaana munaasibada lagu soo bandhigayay adeegyadanani ka soo qaybgalay masuuuliyiin sare oo ka socday shirkada telesom,ganacsatada gobolka togdheer qaarkood iyo […]

Continue reading …

  Shir ay Xalayto oo ahayd 31.3.13 ayey qaar ka mid ah jaaliyadda Reer Somaliland ee degan dalkan faransiiska isugu yimadeen kulan deg-deg ah kuna doorteen hogaan cusub oo dar-dar galin doona hawlaha jaaliyada,hawlo badan oo ay ka wada hadleen waxa ugu horeeyey sidii jaaliyadu ay uga qayb qaadan lahaayeen mudaharaadka bishan 11 ee ka […]

Continue reading …

Shirweyne looga hadlayo dib u habeyn lagu sameeyo Garsoorka oo Maanta ka Furmaha Magaalada Muqdisho Isniin,  01, 2013 (SM) — Shirweyne qabashadiisa uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud bishii Feberaayo ee sannadkan oo looga tashanayo sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa garsoorka dalka ayaa manta ka furmaya Muqdisho. Kulankan oo socon doona […]

Continue reading …

Shiir Balaadhaa oo aay soo qaban-qaabiyeen qurba Joogta Isaaq ee Ethiopia oo loogu Magac Daray SAMA GUDOON Ka dib marki uu wafti baladhaan oo uu hogamiinayo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay ku gala bixiyey dhul weynaha aay degaan beesha Isaaq ee Ethiopia,Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kala yimid daafaha Dalkan Ingiriiska […]

Continue reading …

  Gudoomiyaha gobolka Togdheer Axmed Cumar C/laahi (Xamarji) oo saaka subixii hore ka jarmaaday magaalada Burco ee xarunta gobolka todheer ayaa kormeer ugu baxay degmooyin iyo tuulooyin hoosyimaada gobolka togdheer, iyada oo kormeerkani ku wahelinayeen isuduwayaasha laamaha dawlada ee heer gobol iyo madaxda hayadaha samafalka ee ka hawlgala gobolkani togdheer. intii waftigani ay ku guda […]

Continue reading …

March 31st, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golaha Guurtida JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariisteeMARXUUM, XILDHIBAAN AADAN SHIRE FAARAX (SANWEYNE), oo ka mid ahaa Golaha Guurtida JSL, oo shalay ku geeriyooday Shil […]

Continue reading …

(Massar): Bassam Youssef oo ah shactiroole u dhashay dalka Masar ayaa maxkamad dalkaas ku taala ku amartay in la hor keeno markii uu barnaamij uu leeyahay ku dacaayadeeyey madaxweynaha dalkaas masar Maxamad Mursi. Bassam oo ku soo caan baxay maada dhanka siyaasada xiligii kacdoonkii 2011kii lagu riday madaxweynihii hore ee dalkaas Xusni Mubaarak. Kacadoonkaas oo sababay […]

Continue reading …

Axad (SM) 31.3.13 Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay. Maxkmaddu waxay ku xukuntay danbiilaha hal sano oo xadhig ciqaabeed ah iyo hal […]

Continue reading …

London (SM) 31.3.13 waxa xalay galbeedka London gaar ahaan Hutelka caanka ah ee blue ocean lagu qabtay xaflad lagu daahfuray webside loogu wanqalay Salaanmedia oo ku soo biiray saaxada warbaahinta ku hadasha afka  Somaaliga.   Warkan oo faahfaahsan iyo sawiro dheeraad ah filo dhawaan, wakhti aan sii fogeyn. Salaanmedia/London

Continue reading …

Dalada SONSAF oo Kulan hawleedkii labaad u Furtay Maayaro iyo Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Qaarkood March 30, 2013 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay | Posted by: Hargeysa SearchDonkey Ad X   Hargaysa 30 March (SM)   Daladda Sonsaf ayaa maanta kulan hawleed  ku saaabsan kor u qaadista aqoonta dhinaca maamulka uga furtay magaalada Hargeysa maayarada iyo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliya oo kulan kula qaatey Dubai Dhaxalsuga Imaaaraaadka Maxamed Bin Zayed Al- Nahyan ahna ninka labaad ee dhinaca Gaashaandhiga   Sabti 30.3.13 (SM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud oo safar shaqo u jooga dalka Midowga Imaraadka Carabta ayaa caawa wuxuu la kulmay Xil Sugaha ahna Taliye K/Xigeenka Ciidamada Imaraadka Carabta HH […]

Continue reading …